Arrays waa sida variables-ka kuwaas oo kuu ogolaanaya in aad hal variable ku kaydisid wax ka badan hal qiime.

Tusaale

$xiliyo = [gu,dayr,xaga,jilaal];

PHP arrays waxay u qaybsamaan saddex.


  • Indexed array — Array lagu raadiyo boos-ka ay kaga jiraan taxa.
  • Associative array — Array lagu raadiyo qiimahooda taxa ku jira.
  • Multidimensional array — Labo Array iyo wixii ka badan oo lais dhex geliyey.


0 Discussions
Login to add comment

No comments yet

Baro PHP adoo ku dhisaya barnaamuj

By Abdifatah
Course content
Back to Home

Project demo

Project Prototype

Variable

Comments

Constants

String Concatenation

Arrays

Playing...

For Loops

Arrays Using For Loops

Array Differences

Multidimensional array

Multidimensional array Using Foreach Loops

Include and Require

If and Else statements

Ternary Operator

The GET Method

The POST Method

GET Method Examples

POST Method Examples

Adding Bootstrap