Baro PHP adoo ku dhisaya barnaamuj
- 5.0/5.0 (4)
- 352 Enrolled
- All levels
- Somali
Courses Description
Hordhac
PHP waxaa ku shaqeeya boqolaal kun oo boggag ,waana luuqadda ugu caansan marka laga hadlayo luuqadaha ku shaqeeya dhanka server-ka.
Hadii aad rabtid inaad bilowdid Programming-ka waa luuqada ugu horeysa ee ugu haboon inaad baratid.
Kooras-kan waxaa u baraneysa aasaasiga PHP iyo qaabka ugu wanaagsan ee aad barnaamuj kooban ugu dhisi kartid kaasoo kaa caawinaya inaad dhistid barnaamujyo waawayn .
Maxaa lagaaga baahan yahay:
- Intaad haystid computer
- Inaad taqaanid aas-aasiga HTML
- Inuu kuugu duuban yahay Texteditor- Casharka ku arkin
- Inuu kuugu duuban yahay Local server- Casharka ku arkin
Yuu kooras-kan quseeyaa:
- Qof walba oo raba inuu barto luuqada PHP
- Qofkii hore u yaqaaney oo cilmiga kasii kordhisanaya
- Qofkii luuqad kale oo programming ah ka yimid rabanna inuu barto PHP
Markaa dhamaysid kooras-ka:
- Waxaa awood u yeelan inaa fahantid aas-aasiga PHP
- Sidoo kale waxaa baran qaabka oo dhiso barnaamuj
- Ugu danbeyna inaad barnaamuj kooban dhisan kartid adi.
Our Student Reviews
5.0
Abdialim Fathi
Friday 1st May 2020
asc marka hore waxa mahad is kaleh m.C/fataax waxa aan xiisadan ka faaiday wax aad u badan ilaahay miisaan ka xasanaad ka ha kuu gu daro insha allah
Maxamad JUMHUUR
Friday 27th December 2019
Waa kooras fican aaadna waan ugu baahnaa waxogaa waan kayara aqaanaa laakiin waxaad aad ugu wacanahay css iyo html hada waxaan rabaa inaan sameeyo website aani i gaara
cabdulahi ibrahim
Friday 28th June 2019
masha allh runtii aad baan uladhacay wax badana waan kafaaiday somcoders iyo ustaad cabdifitax
Ahmed Mohamed
Saturday 1st June 2019
Amazing course.
FREE
Course information
- Lectures 20
- Duration 2 hours
- Skills 0
- Language Somali
- Certificate Yes